Beesha Caalamka oo ku cadaadineysa Laftagareen ka qeyb galka Shirka Gollaha Wadatashiga

Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in dhawaan ka furmo shirka ay yeelanayaan gollaha wadatashiga Qaran ee yeelanayaan Ra’isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad goboleedyada dalka . Shirkan ayaana looga arinsanayaa sidii loo saxi lahaa khaladaadka ka jira doorashada, waxaa sidoo kale suurto gal ah in shirkan wax looga bedelo qodabadii horey loogu heshiiyay sida … Continue reading Beesha Caalamka oo ku cadaadineysa Laftagareen ka qeyb galka Shirka Gollaha Wadatashiga